Madaxweyne Farmaajo oo saacadaha soo socda u ambabaxaya safar dibeda ah

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalinta berri oo Isniin ah ku wajahan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya sida ay allbanaadir Online u xaqiijiyeen ilo wareedyo ka tirsan Madaxtooyada. Farmaajo ayaa lagu casuumay xaflada caleema saarka Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo bishii June Xisbigiisa ku guuleystay doorashadii dalkaas ka dhacday. Sidoo kale, waxaa … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo saacadaha soo socda u ambabaxaya safar dibeda ah